Sabti, Agoosto 9, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, oo ka jawaabay su’aal ku saabsanayd waxa uu ka yeelayo aqoonsiga Somaliland oo la sheegay in laga yaabo in dibu-dajin loogu sameeyo dadka reer Qasa, ayaa sheegay in ay “arrintaa hadda gacanta ku hayaan.”