Mareykanka oo xaddidi kara maalgelinta hawlgallada nabad-ilaalinta Soomaaliya

Sabti, Agoosto 9, 2025 (HOL) – Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka Sare ee Mareykanka, Sen. Jim Risch, ayaa soo jeediyay in la xaddido maalgelinta Mareykanka ee Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM).

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu