Ciidanka amniga Puntland oo gacanta ku dhigay gaari raashin u siday Daacish

Isniin, Luulyo 28, 2025 (HOL) – Ciidanka Booliiska Puntland ayaa gacanta ku dhigay gaari Dhayne ah oo la sheegay inuu raashin iyo soolarada cadceedda ku shaqeeya u waday kooxda Daacish ee ku sugan togga Baallde, halkaas oo ay ku go’doonsan yihiin.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu