Kuweyt oo Ku Baaqday Iskaashi Caalami ah si Loogu Taageero Soomaaliya

Talaado, Luulyo 29, 2025 (HOL) – Dowladda Kuweyt ayaa shalay ku baaqday in la isku xiro dadaallada gobolka iyo kuwa caalamiga ah si loo taageero qorshayaasha dowladda Soomaaliya ee dib-u-dhiska dalka, heshiisiinta qaran, iyo dhismaha hay’adaha dowladeed.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu