Somaliland oo sheegtay in xidhiidhkeeda Taiwan aanu dhaawacayn madaxbannaanida Shiinaha

Talaado, Luulyo 29, 2025 (HOL) – Somaliland ayaa sheegtay in heshiiska badda ee ay dhawaan la gashay jasiiradda Taiwan aanu ka hor imanayn danaha Shiinaha, isla markaana uu yahay heshiis iskaashi oo ku salaysan ilaalinta amniga baddaha.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu