Ururka Iskaashiga Islaamka oo ka shiray sidii loo xoojin lahaa taageerada Soomaaliya

Talaado, Luulyo 29, 2025 (HOL) – Magaalada Doha ayaa martigelisay shirkii heer wasiir ee Kooxda Xiriirka Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ee Soomaaliya, iyadoo diiradda la saaray sidii loo xoojin lahaa taageerada caalamiga ah ee lagu dhisayo saldhigyada amniga, horumarka iyo xasilloonida shacabka Soomaaliyeed.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu