Wararkii ugu dambeeyay xaalada degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo

Talaado, Luulyo 29, 2025 (HOL) – Xaalad deganaasho ah oo aan caga badan ku taagneyn ayaa saakay laga soo warinaya magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ku dagaalamayeen ciidamo kala taabacsan dowladda Fedaraalka iyo maamulka Jubbaland.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu