Ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka oo howlgal qorsheysanaa ka fuliyay Koonfurta gobolka Mudug

Jimco, Agoosto 15, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysnaa oo maanta ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ka fuliyeen deegaanka Faarax Aadan ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu