Jimco, Agoosto 15, 2025 (HOL) – Ciidamada difaaca Puntland ayaa si buuxda ula wareegay deegaanka istaraatiijiga ah ee Ceelka Wangable, oo ku yaalla waqooyiga degmada Qandala ee gobolka Bari, kadib hawlgallo qorshaysan oo laga fuliyey halkaas.