Mucaaradka Dowladda oo la yimid Qorshe kale ay ku wajahayaan Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh

Sabti, Agoosto 16, 2025 (HOL) – Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul wasaareyaashii hore Xasan Cali Khayre iyo Maxamed Xuseen Rooble, iyo siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa xalay shir gaar ah ku yeeshay hoyga Shariif Sheekh Axmed ee magaalada Muqdisho.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu