Shiinaha oo ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland, difaacayna midnimada Soomaaliya

Sabti, Agoosto 16, 2025 (HOL) – Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa sheegtay in warqaddii uu Senator Ted Cruz kaga codsaday Trump in uu “aqoonsi” siiyo Somaliland ay ahayd mid lagu weeraray xidhiidhka Shiinaha-Soomaaliya, isla markaana ay ahayd faragelin cad oo loo gaystay arrimaha gudaha Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu