Sabti, Agoosto 16, 2025 (HOL) – Warbixin cusub oo Qaramada Midoobay ayaa sheegaysa in tirada kiisaska kufsiga iyo tacaddiyada galmada ee la xiriira colaadaha ee la soo sheegay sannadka 2024 ay kordheen boqolkiiba 25 marka loo barbardhigo sannadkii ka horreeyay.