Ciidanka Uganda oo sheegay inay dileen horjoogihii Al-Shabaab ee Shabeellaha Hoose

Arbaco, September 17, 2025 (HOL) – Ciidanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka Taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa sheegay inay dileen sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab, sida laga sheegay war kasoo baxay ciidamada Uganda.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu