Arbaco, September 17, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay in mashruuca biyo-xireenka Itoobiya uu saameyn weyn ku yeelanayo guud ahaan gobolka Geeska Afrika, gaar ahaan dalalka ay wabiga Niil maro sida Masar iyo Suudaan.