Raysal wasaare Xamse oo ka jawaabay cabasho Shacabka Soomaaliyeed ka muujiyeen adeegyada Garoonka Aadan Cadde

Talaado, September 16, 2025 (HOL) – Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kormeer ku tagay qeybaha kala duwan ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu