Dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay ka dhacay gobolka Galgaduud

Axad, November 2, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ayaa laga helaya dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo Xalay ka dhacay deegaanka Guudoole ee gobolka Galgaduud, kadib markii Xalay halkaas lagu dilay Hooyo 80 jir aheyd laguna dhaawacay wiilkeeda.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu