Dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo maanta ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

Axad, November 9, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed oo galinkii hore ee maanta ka dhacay tuulada Dudumaaye oo hoostagta degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo Shalay nin oday ahaa lagu gubay.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu