Axad, November 9, 2025 (HOL) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saartay baaq nabadeed oo ay ku cambaareyneyso colaadaha sokeeye ee ku soo noqnoqday qaybo ka mid ah dalka, kuwaas oo sababay khasaare naf iyo maalba leh.