Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo hortagay Guddiga Baarlamaanka kadib dhacdadii haweeneydii ku dhashay iridda Isbitaalka Banaadir

Axad, November 9, 2025 (HOL) – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa hortagay Guddiga Horumarinta Adeegyada Bulshada ee Golaha Shacabka, si uu uga jawaabo su’aalo la xiriira haweeney ku dhashay afaafka hore ee Isbitaalka Banaadir, kadib markii la sheegay in loo diiday in la geliyo xilli ay ku jirtay xanuunka foosha.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu