Horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay howgalo ka dhacay gobolada Baay iyo Bakool

Axad, November 9, 2025 (HOL) – Ciidamada dowlada Fedaraalka Soomaaliya ayaa howlgalo qorsheysan oo lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolada Bakool iyo Baay.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu