Dagaal culus oo ka socda degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan iyo nawaaxigeeda

Isniin, Luulyo 7, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo saacado badan qaatay oo ka socda qeyba ka mid ah degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, kaasoo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Macawiisleyda oo dhinac ah iyo maleeshiyaadka Al-shabaab.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu