Xamsa Warfaa oo sheegay in Mareykanka uu daneenayo wada hadal uu la furo Kooxda Al Shabaab

Isniin, Luulyo 7, 2025 (HOL) – Hamza Warfa, oo horey u ahaan jiray la-taliye sare oo ka tirsan Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, ayaa si cad u sheegay wareysi uu bixiyay, in ay isa soo taraya saadaal iyo hadal hayn ku saabsan in Dowladda Mareykanka ay qorsheyneyso inay wadahadal la furto kooxda hubeysan ee Al-Shabaab, si loo soo afjaro colaadda muddada dheer ka jirtay Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu