Madaxweynaha Masar oo sheegay in Ethiopia marnaba ay saameyn ku yeelan karin Badda Cas

Isniin, Luulyo 7, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah El-Sisi, ayaa hadallo cad-cad oo xooggan ka jeediyay shir jaraa’id uu la qabtay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo sheegay in Masar aysan marnaba ogolaan doonin in Itoobiya ay ka samaysato saameyn ay ku yeelato biyaha Badda Cas.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu