Puntland oo maxkamad soo taagtay nin lagu eedeeyay saddex kiis oo kufsi ah

Isniin, Luulyo 7, 2025 (HOL) – Puntland ayaa maxkamad hor keentay Sharmaarke Xuseen Yuusuf, oo lagu eedeeyay saddex kiis oo kufsi ah, labo kamid ahna ay la xiriiraan kufsi iyo jirdil uu u geystay laba gabdhood oo walaalo ah, kuwaas oo da’doodu ka yartahay toban sano.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu