Madaxweyne Deni: SSC Khaatumo haku ekaata dhulkooda haddii kale arrintu si kaley isku beddelaysaa

Isniin, Luulyo 7, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ugu baaqay maamulka SSC-Khaatumo in ay ku ekaadaan dhulkooda, isagoo uga digay in tallaabo laga qaadi doono haddii ay faragelin ku sii hayaan deegaannada Puntland, gaar ahaan gobolka Sanaag.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu