Mudaharaado lagaga soo horjeedo dil loo gaystay dad shacab ah oo ka dhacay Hargeysa

Isniin, Luulyo 7, 2025 (HOL) – Dadweynaha ku dhaqan xaafadda 150-ka ee magaalada Hargeysa ayaa galabta isugu soo baxay mudaharaad ay kaga soo horjeedaan dil ay ciidamada Somaliland deegaanka Agabar ee degmada Gabiley ugu geysteen laba qof oo shacab ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu