Masar oo safaaradeedi ka furaneysa magaalada Muqdisho

Isniin, Luulyo 7, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan rasmi ah kula yeeshay dhiggiisa Masar, Cabdifataax Al-Sisi, qasriga Al-calamayn ee dalkaasi iyagoona kawada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo arrimo istaraatiiji ah, iyagoo isku afgartay dardargelinta iskaashiga shacabka iyo dowladuhu.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu