Dagaal culus oo markale dib uga qarxay magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo

Talaado, Luulyo 29, 2025 (HOL) – Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in goordhaw uu halkaasi uu dib uga qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland oo ku loolamaya gacan ku heynta magaaladaas.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu