Madaxweynaha Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika oo kawada hadlay Xaalada kala guurka ammaanka Soomaaliya

Talaado, Luulyo 29, 2025 (HOL) – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Isniintii la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mahmoud Ali Youssouf, si ay u eegaan horumarka laga gaaray dadaallada xasillinta Soomaaliya iyo iskaashiga amniga gobolka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu