Dalka Eswatini oo 32 Sarkaal Boolis ah usoo Diray Soomaaliya si ay uga Qaybqaataan Hawlgalka Nabadsugidda AUSSOM

Axad, September 21, 2025 (HOL) – Boqortooyada Eswatini ayaa si rasmi ah u shaacisay dirista 32 askari oo boolis ah oo ku biiraya qeybta booliska ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM), Tallaabadan ayaa qeyb ka ah dadaalka Eswatini ee ku aaddan ka qeybqaadashada howlgalka nabad ilaalinta ee Qaaradda Afrika.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu