Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Qeybgalaya Kalfadhiga 80aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Axad, September 21, 2025 (HOL) – Magaalada New York ayaa martigelinaysa kalfadhiga 80aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, kaas oo si rasmi ah u furmi doona berri, 22ka Sebtembar 2025, Kalfadhigan ayaa ah mid muhiim ah oo sannadle ah, waxaana ka qeybgali doona madaxda dalalka xubnaha ka ah Qaramada Midoobay, si ay uga doodaan caqabadaha ugu waaweyn ee caalamka horyaalla.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu