Axad, September 21, 2025 (HOL) – Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa xiran maalintii labaad oo xiriir ah, kadib markii ganacsatada ka shaqeeya dekedda ay si cad u diideen inay bixiyaan lacago cusub oo ay ku tilmaameen kuwo sharci-darro ah oo lagu soo rogay badeecadaha la keeno dalka.