Axad, September 21, 2025 (HOL) – Dalalka Kanada iyo Awstaraaliya iyo Ingiriiska ayaa si rasmi ah u aqoonsaday Dowladda Falastiin, xilli Israa’iil ay sii waddo duullaankeeda iyo dhisidda degsiimooyinka cusub ee dhulka la haysto ee Daanta Galbeed, iyo dagaalka ka socda Qasa.