Dhaqdhaaqyo ciidan oo ka bilaawday deegaano hoostaga degmada Jalalaqsi

Arbaco, Luulyo 16, 2025 – Dhaqdhaaqyo ciidan oo kala duwan ayaa ka bilawday saacadahii lasoo dhaafay deegaanada u dhaxeeya xadka ay wadaagaan gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, kaasoo ay kala wadaan ciidanka Macawiisleeyda iyo Al-shabaab.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu