Dibloomaasiyiin iyo saraakiil ciidan oo Turki ah oo ku sugan Boosaaso si ay Puntland ugala hadlaan markabka hubka siday

Axad, Agoosto 3, 2025 (HOL) – Dibloomaasiyiin iyo saraakiil ciidan oo ka socota dowladda Turkiga ayaa ku sugan magaaalda Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ee Puntland, halkaas oo mas’uuliyiinta Puntland ay hayaan markab hub iyo gaadiid dagaal siday.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu