Talaado, September 9, 2025 (HOL) – Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha ayaa markale dib uga billaabay magaalada muqdisho diiwaan gelinta dadweynaha, taasoo socon doonta laga bilaabo maanta oo ay taariiqdu tauay 09-09-2025 ilaa 30-ka bishan September ee 2025.