Somaliland oo ka jawaabtay nidaamka fiisaha danabaysan (E-Visa) ee dowladda Soomaaliya hirgalisay

Talaado, September 9, 2025 (HOL) – Xukuumadda Somaliland, oo ka jawaabaysa nidaamka fiisaha danabaysan (E-Visa) ee ay dowladda Soomaaliya ku amartay in dadka Soomaaliya u socdaalaya ku dalbadaan dal-ku-galka, ayaa dhankeeda sheegtay in ay dhaqan-galisay Siyaasadda Dal-ku-galka Furan (Visa On Arrival Policy).

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu