Dhaqtarkii Labaad ee aano qabiil Lagu dilay magaalada Gaalkacyo

Arbaco, September 10, 2025 (HOL) – Dr. Cumar Cabdi Daahir, oo ka mid ahaa dhaqaatiirta dhalinyarada ah ee ka howlgali jiray magaalada Gaalkacyo, ayaa noqday dhaqtarkii labaad ee Aano qabiil loogu dilo magaaladaas.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu