Arbaco, September 10, 2025 (HOL) – Laba Guddi oo Koongaraska Maraykanka u qaabilsan Ka hortagista isbalaadhinta Shiinaha, ayaa codsi u diray Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Marco Rubio, iyagoo ka dalbaday in Somaliland si gaar ah looga sooco Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo lala sameeyo xidhiidh gaar ah.