Diyaarado dagaal oo duqeymo culus ka fuliyay duuleedka degmada Ceel baraf

Isniin, November 3, 2025 (HOL) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay Xalay duqeymo culus ku beegsadeen fariisimo kooxda Al-shabaab ku leeyihiin deegaano hoostaga degmada Ceel baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu