Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) – Waxaa maanta lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug doorashada kursi ka mid ah kuraasta golaha shacabka, kaasoo sumadiisu tahay HOP#248.