Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo ka bilaabanaysa Laascaanood

Sabti, Agoosto 30, 2025 (HOL) – Waxaa goor dhow Magaalada Laascaanood ka bilaabanaysa doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya. Amniga magaalada ayaa aad loo adkeeyay, iyadoo magaalada lagusoo rogay Bandow.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu