Xildhibaan Mustafa Bakhri: Masar: Joogitaanka Ciidamadeenna Soomaaliya waa Sharci, Itoobiya Waxba Kama Sheegan Karto

Jimco, Agoosto 29, 2025 (HOL) – Xildhibaan Mustafa Bakhri oo katirsan Baarlamaanka dalka Masar ayaa sheegay in ka qeybgalka ciidamada Masar ee howlgalka nabad-ilaalinta Soomaaliya uu yahay arrin caadi ah oo uu go’aamiyo Midowga Afrika, balse aanay Itoobiya waxba kaga hadli karin.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu