Jimco, Agoosto 29, 2025 (HOL) – Wafdigan oo uu u hoggaaminaayo Wasiirka arrimaha dibadda dalka Jabuuti Cabduqaadir Xuseen Cumar ayaa goordhow si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaHiiraan.