Dabley hubeysan oo maamta afduubatay Gaari ay leedahay dowladda Hoose ee Mandhera

Jimco, Agoosto 29, 2025 (HOL) – Wararka ka imaanaya magaalada Mandhera ayaa sheegaya in dabley hubeysan afduubteen gaari ay leedahay dowladda Hoose ee Mandera gaar ahaan Waaxda Enforcement.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu