Jimco, Agoosto 29, 2025 (HOL) – Sida ay werisay majaladda Fox News, afhayeen u hadlay Waaxda Arrimaha Dibadda Maraykanka ayaa sheegay in aanay hadda jirin wadahadallo u dhexeeya Maraykanka iyo Somaliland oo ku saabsan aqoonsiga.