Jimco, Agoosto 29, 2025 (HOL) – Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada dalka ku qaabilay Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Cabdulqaadir Xuseen Cumar iyo wafdi uu hoggaaminayay.