Dowladda DRC Congo iyo Jabhadda M23 oo Heshiis Taariikhi ah Ku Gaadhay Qatar

Axad, Luulyo 20, 2025 (HOL) – Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC) iyo jabhadda M23 ayaa heshiis hordhac ah ku kala saxeexday magaalada Dooxa ee dalka Qatar, si loo joojiyo dagaalka muddada dheer ka socday bariga Congo.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu