Dowladda Fedaraalka oo fursad muhiim ah hor dhigtay askarta ciidanka Jubbaland ee ku sugan gobola Gedo

Talaado, Agoosto 12, 2025 (HOL) – Guddoomiyaha maamulka degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo Shire Cabdullaahi Keynaan oo shir jaraa’id u qabtay Warbaahinta ayaa ku shaaca ka qaaday in dowladda Federaalka Soomaaliya si rasmi ah cafis ugu fidineyso ciidamo ka tirsan Jubbaland ee ku sugan banaanka degmada Baladxaawo.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu