Dowladda Fedaraalka oo ku dhawaaqday in dhawaan Al-shabaab laga xureyn doono deegaano badan

Jimco, Agoosto 15, 2025 (HOL) – Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed la wareegi doonaan deegaanada iyo degmooyin gacanta ugu jira Al-shabaab.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu